Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo fahamka macluumaadkan ama aad rabto turjubaan, wac 800-464-4343 si aad u hesho taageero lacag la'aan ah. Riix 1 si aad u hesho turjubaan lacag la'aan ah.

Daawo muuqaal ku saabsan sida loo isticmaalo websaytka: Soomaali (Somali)

TEST Translated Title

Sida loo isticmaalo Bogga Webseydka ee Waaxda Caafimaadka Vermont - muuqaal

Jadwalka dhukumiintiyada la turjumay

Jadwalka hoose waxaa ku jira dhukumiinti ay ku jiraan macluumaad caafimaad oo muhiim ah oo ay Waaxda Caafimaadku u turjuntay luqadaada. Turjumaadan waxaa turjumay xirfadle turjumaan ah.

Sida loo isticmaalo jadwalka hoose

Ku qor sanduuqa raadinta ee ka sareeya miiska si aad ugu raadiso eray kasta oo lagu isticmaalo Ingitiisi ama cinwaanka faylka. Waxaa sidoo kale ku kala saari kartaa cinwaanka deegaanka la turjumay (Translated Title) ama Cinwaanka Ingiriisiga (English Title) adigoo riixaya mid kamid ah ciwaanadaas.

Isticmaalka Google Translate

Waxaa jira macluumaad kale badan oo caafimaad oo ku jira websaydka HealthVermont.gov oo aad u isticmaali karto Google Translate si aad u aragto tarjumaad ootomaatiga ah ee websaytka dhan ah iyo foomam khadka onlaynka ah ee badan. Si aad midaas u samayso, ka dooro “Select Language” dhinaca midig ee u sareeya boga.

Akhri wax badan oo ku saabsan Google Translate

Ma u baahan tahay in lagaa caawiyo fahamka macluumaadka Waaxda Caafimaadka?

Waxaad xaq u leedahay adeegyada turjumaad ee lacag la'aanta ah. Iimayl u dir AHS.VDHPublicCommunication@vermont.gov si aad u hesho adeegyada luuqada oo lacag la'aan ah.

Akhri wax badan oo ku saabsan helitaanka macluumaadka la heli karo.

Translated Title English Title Sort descending Language

Tilmaamaha qaadista iyo Cabaynta Muunadaha Biyaha la Cabo

Instructions for Water Test Kit for Bacteria - Somali Somali (Soomali)

Nitrates/ Nitrites Baarista Biyaha La cabbo

Instructions for Water Test Kit for Nitrates and Nitrites - Somali Somali (Soomali)

Muunad Ka Qaadista Biyahaaga Cabbitaanka, Kit OA - Isku-dhisyada Orgaaniga ah ee Sida Fudud u Uumi Baxa, Koloriinta Lahayn

Kit OA Volatile Organic Compounds in Non-chlorinated Drinking Water - Somali Somali (Soomali)

Ogow waxa lagu sameeyo wixii ku saabsan har-gabka

Know What to Do About the Flu • Poster - Somali Somali (Soomali)

Lead Information for Refugees and New Americans

Lead Information for Refugees and New Americans – Somali Somali (Soomali)

Ka Hortaga Summowga Ledh

Lead Poisoning Prevention - Somali Somali (Soomali)

Caaryada Kadib Daadka

Mold After a Flood - Somali Somali (Soomali)

Xaashida Xaqiiqda Fayraska Busbuska Daanyeerka ee Aadanaha (mpox)

Mpox Fact Sheet - Somali Somali (Soomali)

Ogaysiis: Biyaha WAXAA LAGA YAABAA in aysan badqab u ahayn dabaasha roobka xoogan ee dhawaan awgii

Notice: Water may not be safe for swimming due to heavy rain - Somali Somali (Soomali)

Xaashida Xogta Bukaanka Opioid

Opioid Patient Information - Somali Somali (Soomali)

Warbixin ku saabsan daawo qorista xanuun baabi'yaha Opioid

Opioid Prescription Informed Consent - Somali Somali (Soomali)

Qiimaynta Khatarta Caafimaadka Afka

Oral Health Risk Assessment - Somali Somali (Soomali)

Wargalin Talo Bixin: Qorida Dawooyinka Kontoroolan

Prescriptions for Controlled Substances • Advisory Notice - Somali Somali (Soomali)

Ka Hortag Qaniinyada Kaneecada - muuqaal

Prevent Mosquito Bites - Somali Somali (Soomali)

Ka difaac naftaada waxyeelada kaneecada

Protect Yourself From Mosquito Bites - Somali Somali (Soomali)

Ilaali Naftaada Maka aad Nadiifinayso Waxyaabaha burburay Banaanka Daadka Ka dib

Protect Yourself When Cleaning Up Debris Outside After a Flood - Somali Somali (Soomali)

Quidel QuickVue COVID-19 Test Instructions

Quidel QuickVue COVID-19 Test Instructions - Somali Somali (Soomali)

Quit Smoking and Tobacco Resources • Postcard

Quit Smoking and Tobacco Resources • Postcard - Somali Somali (Soomali)

Foomka Codsiga Agabka Radon

Radon Kit Request Form - Somali Somali (Soomali)

Tilmaamaha Baaritaanka Randon

Radon Test Instructions - Somali Somali (Soomali)

Wax badan oo ku saabsan Google Translate

Google Translate wuxuu isticmaalaa barnaamijyo kumbuyuutaro si kuugu turjumo luuqadaha. Ma uu turjumi karo dhammaan xogaha. Turjumaada waxaa laga yaabaa inaysan ahayn mid ka turjumaysa waxa ay ka micnaysan tahay ama sax ahayn.

Ma jiro turjumaad ootomatig ah (oo lagu sameeyo barnaamijyada kombuyuutar) oo sax ah oo looguma talagelin in badasho tarjumayaasha aadanaha. Isticmaalka Google Translate waxaa loo bixiyaa adeeg ahaan isticmaalayaasha websaytka waxaana lagu bixiyaa "sida ay tahay." Ma jiro wax damaanad qaad ah nooc kasta ha ahaadee, ha ahaato mid la cadeeyey ama aan cadayn, oo algu sameeyay saxnaanta, isku halaynta, ama saxnaanta mid kamid ah tarjumadahan laga soo turjumay Ingiriisiga oo loo turjumay luuqad kale. Nuxurka qaarkiis ayaa laga yaabaa inaan si sax ah loo turjumin sababtoo ah xadidnaanta tarjumaada ee softiweerka.

Last Updated: