Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo fahamka macluumaadkan ama aad rabto turjubaan, wac 800-464-4343 si aad u hesho taageero lacag la'aan ah. Riix 1 si aad u hesho turjubaan lacag la'aan ah.

Daawo muuqaal ku saabsan sida loo isticmaalo websaytka: Soomaali (Somali)

Jadwalka dhukumiintiyada la turjumay

Jadwalka hoose waxaa ku jira dhukumiinti ay ku jiraan macluumaad caafimaad oo muhiim ah oo ay Waaxda Caafimaadku u turjuntay luqadaada. Turjumaadan waxaa turjumay xirfadle turjumaan ah.

Sida loo isticmaalo jadwalka hoose

Ku qor sanduuqa raadinta ee ka sareeya miiska si aad ugu raadiso eray kasta oo lagu isticmaalo Ingitiisi ama cinwaanka faylka. Waxaa sidoo kale ku kala saari kartaa cinwaanka deegaanka la turjumay (Translated Title) ama Cinwaanka Ingiriisiga (English Title) adigoo riixaya mid kamid ah ciwaanadaas.

Isticmaalka Google Translate

Waxaa jira macluumaad kale badan oo caafimaad oo ku jira websaydka HealthVermont.gov oo aad u isticmaali karto Google Translate si aad u aragto tarjumaad ootomaatiga ah ee websaytka dhan ah iyo foomam khadka onlaynka ah ee badan. Si aad midaas u samayso, ka dooro “Select Language” dhinaca midig ee u sareeya boga.

Akhri wax badan oo ku saabsan Google Translate

Ma u baahan tahay in lagaa caawiyo fahamka macluumaadka Waaxda Caafimaadka?

Waxaad xaq u leedahay adeegyada turjumaad ee lacag la'aanta ah. Iimayl u dir AHS.VDHPublicCommunication@vermont.gov si aad u hesho adeegyada luuqada oo lacag la'aan ah.

Akhri wax badan oo ku saabsan helitaanka macluumaadka la heli karo.

Translated Title English Title Sort descending Language

Daryeelka naftaada iyo dadka kale inta lagu guda jiro cimilada kulul - muuqaal

Taking care of yourself and others in hot weather - Somali Somali (Soomali)

Tjiaabinta Biyaha la Cabbo ee Ceelkaaga Gaarka

Testing Drinking Water From Your Private Well - Somali Somali (Soomali)

Waxaa jira talaal cusub ee COVID-19 - muuqaal

There is a New COVID-19 Vaccine - Somali Somali (Soomali)

Talooyinka lagu Noqdo qof U Leegeeya Si Badqab leh

Tips for Being a Safe Pedestrian - Somali Somali (Soomali)

Talooyin loogu talagalay Hurdada carruurta

Tips for Sleep Brochure - Somali Somali (Soomali)

Tallooyin ku saabsan sida looga hortago Hargabka iyo Xanuunka - muuqaal

Tips to Prevent Flu and Illness - Somali Somali (Soomali)

Sharciga Kursiga Baabuurta Vermont - 2024

Vermont Car Seat Law 2024 Card – Somali Somali (Soomali)

Vermont Impaired Driver Rehabilitation Program Macluumaadka Qiimaynta

Vermont Impaired Driver Rehabilitation Program Evaluation Information - Somali Somali (Soomali)

Barnaamijka Baaritaanka Dhawaandhaladka Vermont

Vermont Newborn Screening - Somali Somali (Soomali)

Cuntooyinka WIC ee Vermont

Vermont WIC Foods - Somali Somali (Soomali)

Barnaamijka WIC-ga Vermont & Hagaha adeegashada

Vermont WIC Program and Shopping Guide - Somali Somali (Soomali)

Ka foojignow Shilinta - muuqaal

Watch out for ticks. - Somali Somali (Soomali)

Badbaadada biyaha daadadka ka dib - Muuqaal

Water Safety After a Flood - Somali Somali (Soomali)

Tijaabinta Biyaha Ceelka: Hagaha Gataha Guriga

Well Water Testing: A Home Buyer's Guide - Somali Somali (Soomali)

Waxa aad samaynayso hadii shaybaadh lagaaga heley COVID-19

What do to if you test positive for COVID-19 - Somali Somali (Soomali)

Waxay tahay in Qoysaska Haysa Caruurtu Ay Ka Ogaadaan Talaalka COVID-19

What Families with Children Should Know About COVID-19 Vaccines - Somali Somali (Soomali)

Waa maxay cudurka macaanka?

What is Diabetes? - Somali Somali (Soomali)

Waxa ay tahay in laga Ogaado Jadeecada - muuqaal

What to Know About Measles (video) - Somali Somali (Soomali)

Waxa ay tahay in laga Ogaado Jadeecada.

What to Know About Measles - Somali Somali (Soomali)

Muxuu Ka Dhigan Yahay Shaybaadhka Liidhka Ilmahaagu

What Your Child's Lead Test Means - Somali Somali (Soomali)

Wax badan oo ku saabsan Google Translate

Google Translate wuxuu isticmaalaa barnaamijyo kumbuyuutaro si kuugu turjumo luuqadaha. Ma uu turjumi karo dhammaan xogaha. Turjumaada waxaa laga yaabaa inaysan ahayn mid ka turjumaysa waxa ay ka micnaysan tahay ama sax ahayn.

Ma jiro turjumaad ootomatig ah (oo lagu sameeyo barnaamijyada kombuyuutar) oo sax ah oo looguma talagelin in badasho tarjumayaasha aadanaha. Isticmaalka Google Translate waxaa loo bixiyaa adeeg ahaan isticmaalayaasha websaytka waxaana lagu bixiyaa "sida ay tahay." Ma jiro wax damaanad qaad ah nooc kasta ha ahaadee, ha ahaato mid la cadeeyey ama aan cadayn, oo algu sameeyay saxnaanta, isku halaynta, ama saxnaanta mid kamid ah tarjumadahan laga soo turjumay Ingiriisiga oo loo turjumay luuqad kale. Nuxurka qaarkiis ayaa laga yaabaa inaan si sax ah loo turjumin sababtoo ah xadidnaanta tarjumaada ee softiweerka.

Last Updated: