Image
megaphone signifying an announcement

Daadadka qeybaha Vermont. Ogaw sida badqabka loogu joogo

Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo fahamka macluumaadkan ama aad rabto turjubaan, wac 800-464-4343 si aad u hesho taageero lacag la'aan ah. Riix 1 si aad u hesho turjubaan lacag la'aan ah.

Daawo muuqaal ku saabsan sida loo isticmaalo websaytka: Soomaali (Somali)

Jadwalka dhukumiintiyada la turjumay

Jadwalka hoose waxaa ku jira dhukumiinti ay ku jiraan macluumaad caafimaad oo muhiim ah oo ay Waaxda Caafimaadku u turjuntay luqadaada. Turjumaadan waxaa turjumay xirfadle turjumaan ah.

Sida loo isticmaalo jadwalka hoose

Ku qor sanduuqa raadinta ee ka sareeya miiska si aad ugu raadiso eray kasta oo lagu isticmaalo Ingitiisi ama cinwaanka faylka. Waxaa sidoo kale ku kala saari kartaa cinwaanka deegaanka la turjumay (Translated Title) ama Cinwaanka Ingiriisiga (English Title) adigoo riixaya mid kamid ah ciwaanadaas.

Isticmaalka Google Translate

Waxaa jira macluumaad kale badan oo caafimaad oo ku jira websaydka HealthVermont.gov oo aad u isticmaali karto Google Translate si aad u aragto tarjumaad ootomaatiga ah ee websaytka dhan ah iyo foomam khadka onlaynka ah ee badan. Si aad midaas u samayso, ka dooro “Select Language” dhinaca midig ee u sareeya boga.

Akhri wax badan oo ku saabsan Google Translate

Ma u baahan tahay in lagaa caawiyo fahamka macluumaadka Waaxda Caafimaadka?

Waxaad xaq u leedahay adeegyada turjumaad ee lacag la'aanta ah. Iimayl u dir AHS.VDHPublicCommunication@vermont.gov si aad u hesho adeegyada luuqada oo lacag la'aan ah.

Akhri wax badan oo ku saabsan helitaanka macluumaadka la heli karo.

Translated Title English Title Sort descending Language
Sida Loo Samaynayo Is-Shaybaadhka Antigen-ka BinaxNOW COVID-19 How to use the BinaxNOW COVID-19 Antigen Test - Somali Somali (Soomali)
Sida Loo Samaynayo Is-Shaybaadhka Antigen-ka BinaxNOW COVID- Muuqaal9 How to use the BinaxNOW COVID-19 Antigen Test - Somali Somali (Soomali)
How to use the iHealth Antigen Test - video How to use the iHealth Antigen Test - Somali Somali (Soomali)
Sida la isaga baaro Covid-19 isticmaalka On/Go - muuqaal How to use the On/Go COVID-19 Test - Somali Somali (Soomali)
Busbuska monkeypox ee bini'aadamka, sidee buu u faafaa? Waa maxay calaamadaha lagu garto? - muuqaal Human Monkeypox, How is it spread? What are the symptoms? - Somali Somali (Soomali)
Duufaanada Hurricane Facts - Somali Somali (Soomali)
Haddii Korontadu Shaqayn Waydo If the Electricity Stops Working - Somali Somali (Soomali)
Haddii aad la Jiran tahay fayraska Neef-mareenka If You Are Sick with a Respiratory Virus - Somali Somali (Soomali)
Waxaad heleysaa ah daawo haddii aad kamid tahay dadka halista sare ugu jiro - muuqaal If you tested positive and are at high risk for getting sick from COVID-19 - Somali Somali (Soomali)
Barnaamijka Dhaqancelinta Darawalka lixadkoda dhameystrineyn Habraaca Racfaanka Impaired Driver Rehabilitation Program Appeal Process - Somali Somali (Soomali)
Barnaamijka Dhaqancelinta Darawalka lixadkoda dhameystrineyn Su'aalaha Inta Badan la isweydiiyo iyo Jawaabaha Impaired Driver Rehabilitation Program Frequently Asked Questions and Answers – Somali Somali (Soomali)
Barnaamijka Dhaqancelinta Darawalka lixadkoda dhameystrineyn Shaacinta Macluumaad Qarsoodi ah Impaired Driver Rehabilitation Program Release of Confidential Information - Somali Somali (Soomali)
Barnaamijka Dhaqancelinta Darawalka lixadkoda dhameystrineyn Shuruudaha Daawaynta ee Dib u soo celinta Ruqsada Impaired Driver Rehabilitation Program Treatment Requirements for License Reinstatementt - Somali Somali (Soomali)
Tilmaamaha qaadista iyo Cabaynta Muunadaha Biyaha la Cabo Instructions for Water Test Kit for Bacteria - Somali Somali (Soomali)
Nitrates/ Nitrites Baarista Biyaha La cabbo Instructions for Water Test Kit for Nitrates and Nitrites - Somali Somali (Soomali)
Muunad Ka Qaadista Biyahaaga Cabbitaanka, Kit OA - Isku-dhisyada Orgaaniga ah ee Sida Fudud u Uumi Baxa, Koloriinta Lahayn Kit OA Volatile Organic Compounds in Non-chlorinated Drinking Water - Somali Somali (Soomali)
Ogow waxa lagu sameeyo wixii ku saabsan har-gabka Know What to Do About the Flu • Poster - Somali Somali (Soomali)
Lead Information for Refugees and New Americans Lead Information for Refugees and New Americans – Somali Somali (Soomali)
Ka Hortaga Summowga Ledh Lead Poisoning Prevention - Somali Somali (Soomali)
Caaryada Kadib Daadka Mold After a Flood - Somali Somali (Soomali)

Wax badan oo ku saabsan Google Translate

Google Translate wuxuu isticmaalaa barnaamijyo kumbuyuutaro si kuugu turjumo luuqadaha. Ma uu turjumi karo dhammaan xogaha. Turjumaada waxaa laga yaabaa inaysan ahayn mid ka turjumaysa waxa ay ka micnaysan tahay ama sax ahayn.

Ma jiro turjumaad ootomatig ah (oo lagu sameeyo barnaamijyada kombuyuutar) oo sax ah oo looguma talagelin in badasho tarjumayaasha aadanaha. Isticmaalka Google Translate waxaa loo bixiyaa adeeg ahaan isticmaalayaasha websaytka waxaana lagu bixiyaa "sida ay tahay." Ma jiro wax damaanad qaad ah nooc kasta ha ahaadee, ha ahaato mid la cadeeyey ama aan cadayn, oo algu sameeyay saxnaanta, isku halaynta, ama saxnaanta mid kamid ah tarjumadahan laga soo turjumay Ingiriisiga oo loo turjumay luuqad kale. Nuxurka qaarkiis ayaa laga yaabaa inaan si sax ah loo turjumin sababtoo ah xadidnaanta tarjumaada ee softiweerka.

Last Updated: