Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo fahamka macluumaadkan ama aad rabto turjubaan, wac 800-464-4343 si aad u hesho taageero lacag la'aan ah. Riix 1 si aad u hesho turjubaan lacag la'aan ah.

Daawo muuqaal ku saabsan sida loo isticmaalo websaytka: Soomaali (Somali)

Jadwalka dhukumiintiyada la turjumay

Jadwalka hoose waxaa ku jira dhukumiinti ay ku jiraan macluumaad caafimaad oo muhiim ah oo ay Waaxda Caafimaadku u turjuntay luqadaada. Turjumaadan waxaa turjumay xirfadle turjumaan ah.

Sida loo isticmaalo jadwalka hoose

Ku qor sanduuqa raadinta ee ka sareeya miiska si aad ugu raadiso eray kasta oo lagu isticmaalo Ingitiisi ama cinwaanka faylka. Waxaa sidoo kale ku kala saari kartaa cinwaanka deegaanka la turjumay (Translated Title) ama Cinwaanka Ingiriisiga (English Title) adigoo riixaya mid kamid ah ciwaanadaas.

Isticmaalka Google Translate

Waxaa jira macluumaad kale badan oo caafimaad oo ku jira websaydka HealthVermont.gov oo aad u isticmaali karto Google Translate si aad u aragto tarjumaad ootomaatiga ah ee websaytka dhan ah iyo foomam khadka onlaynka ah ee badan. Si aad midaas u samayso, ka dooro “Select Language” dhinaca midig ee u sareeya boga.

Akhri wax badan oo ku saabsan Google Translate

Ma u baahan tahay in lagaa caawiyo fahamka macluumaadka Waaxda Caafimaadka?

Waxaad xaq u leedahay adeegyada turjumaad ee lacag la'aanta ah. Iimayl u dir AHS.VDHPublicCommunication@vermont.gov si aad u hesho adeegyada luuqada oo lacag la'aan ah.

Akhri wax badan oo ku saabsan helitaanka macluumaadka la heli karo.

Translated Title English Title Sort descending Language

Ka difaac naftaada waxyeelada kaneecada

Protect Yourself From Mosquito Bites - Somali Somali (Soomali)

Ilaali Naftaada Maka aad Nadiifinayso Waxyaabaha burburay Banaanka Daadka Ka dib

Protect Yourself When Cleaning Up Debris Outside After a Flood - Somali Somali (Soomali)

Quidel QuickVue COVID-19 Test Instructions

Quidel QuickVue COVID-19 Test Instructions - Somali Somali (Soomali)

Quit Smoking and Tobacco Resources • Postcard

Quit Smoking and Tobacco Resources • Postcard - Somali Somali (Soomali)

Foomka Codsiga Agabka Radon

Radon Kit Request Form - Somali Somali (Soomali)

Tilmaamaha Baaritaanka Randon

Radon Test Instructions - Somali Somali (Soomali)

Foomka Tijaabinta Radon

Radon Testing Form - Somali Somali (Soomali)

Biyaha Dalxiiska Kadib Daadka

Recreational Water Safety After a Flood - Somali Somali (Soomali)

Ku Laabashada Guriga Kadib Fatahaadaha

Returning to Your Home After a Flood - Somali Somali (Soomali)

Badqabka Hurdada

Safe Sleep for Babies - Somali Somali (Soomali)

Ka adeegsashada WIC: 5 tallo oo la xariirta in si guul leh loo adeegto - muuqaal

Shopping with WIC: 5 Tips for Successful Shopping - Somali Somali (Soomali)

Ka adeegsashada WIC: Sida loo eego Lacagta Haraadigaaga ah - muuqaal

Shopping with WIC: How to Check Your Balance - Somali Somali (Soomali)

Ka adeegsashada WIC: Ogoow Nidaamka Hubinta - muuqaal

Shopping with WIC: Know the Checkout System - Somali Somali (Soomali)

Ka adeegsashada WIC: Raadi Cabbiro gaar ah iyo Noocyada Cuntooyinka - muuqaal

Shopping with WIC: Look for Specific Sizes & Types Foods - Somali Somali (Soomali)

Ka adeegsashada WIC: Fahan Dheefahaaga Cuntada - muuqaal

Shopping with WIC: Understanding Your Food Benefits - Somali Somali (Soomali)

Badqabka marka banaanka kulayl ka jiro

Stay Safe When It's Hot Outside - Somali Somali (Soomali)

Badqabka haboon xiliga daadka iyo roobabka mahiigaanka - Muuqaal

Staying Safe During a Flood and Very Heavy Rainfall - Somali Somali (Soomali)

Barnaamijka Booqashada Guriga ee Qoysaska Xoogan ee Vermont

Strong Families Vermont Home Visiting Program - Somali Somali (Soomali)

Aagga Dabaashada waa xiran yahay

Swimming Area Closed (Cyanobacteria) Sign - Somali Somali (Soomali)

Badbaadada Goobaha Dabaasha ee Vermont

Swimming Hole Safety in Vermont - Somali Somali (Soomali)

Wax badan oo ku saabsan Google Translate

Google Translate wuxuu isticmaalaa barnaamijyo kumbuyuutaro si kuugu turjumo luuqadaha. Ma uu turjumi karo dhammaan xogaha. Turjumaada waxaa laga yaabaa inaysan ahayn mid ka turjumaysa waxa ay ka micnaysan tahay ama sax ahayn.

Ma jiro turjumaad ootomatig ah (oo lagu sameeyo barnaamijyada kombuyuutar) oo sax ah oo looguma talagelin in badasho tarjumayaasha aadanaha. Isticmaalka Google Translate waxaa loo bixiyaa adeeg ahaan isticmaalayaasha websaytka waxaana lagu bixiyaa "sida ay tahay." Ma jiro wax damaanad qaad ah nooc kasta ha ahaadee, ha ahaato mid la cadeeyey ama aan cadayn, oo algu sameeyay saxnaanta, isku halaynta, ama saxnaanta mid kamid ah tarjumadahan laga soo turjumay Ingiriisiga oo loo turjumay luuqad kale. Nuxurka qaarkiis ayaa laga yaabaa inaan si sax ah loo turjumin sababtoo ah xadidnaanta tarjumaada ee softiweerka.

Last Updated: