Daawo muuqaal ku saabsan sida loo isticmaalo websaytka: Soomaali (Somali)

Jadwalka dhukumiintiyada la turjumay

Jadwalka hoose waxaa ku jira dhukumiinti ay ku jiraan macluumaad caafimaad oo muhiim ah oo ay Waaxda Caafimaadku u turjuntay luqadaada. Turjumaadan waxaa turjumay xirfadle turjumaan ah.

Sida loo isticmaalo jadwalka hoose

Ku qor sanduuqa raadinta ee ka sareeya miiska si aad ugu raadiso eray kasta oo lagu isticmaalo Ingitiisi ama cinwaanka faylka. Waxaa sidoo kale ku kala saari kartaa cinwaanka deegaanka la turjumay (Translated Title) ama Cinwaanka Ingiriisiga (English Title) adigoo riixaya mid kamid ah ciwaanadaas.

Isticmaalka Google Translate

Waxaa jira macluumaad kale badan oo caafimaad oo ku jira websaydka HealthVermont.gov oo aad u isticmaali karto Google Translate si aad u aragto tarjumaad ootomaatiga ah ee websaytka dhan ah iyo foomam khadka onlaynka ah ee badan. Si aad midaas u samayso, ka dooro “Select Language” dhinaca midig ee u sareeya boga.

Akhri wax badan oo ku saabsan Google Translate

Ma u baahan tahay in lagaa caawiyo fahamka macluumaadka Waaxda Caafimaadka?

Waxaad xaq u leedahay adeegyada turjumaad ee lacag la'aanta ah. Iimayl u dir AHS.VDHPublicCommunication@vermont.gov si aad u hesho adeegyada luuqada oo lacag la'aan ah.

Akhri wax badan oo ku saabsan helitaanka macluumaadka la heli karo.

Translated Title English Title Sort descending Language
Cyanobacteria (Algii Buluug-Cagaar ah) Cyanobacteria (Blue-Green Algae) - Somali Somali (Soomali)
Hadaad aragto calaamadan, ha dabaalan - Muuqaa Do not swim if you see a sign - Somali Somali (Soomali)
Hagitaanada Go’itaaanka Korontada ee Goobaha Cunnada Electrical Outage Guidance for Food Establishments - Somali Somali (Soomali)
Ka Raadinta Ledh Gurigaaga Finding Lead in Your Home - Somali Somali (Soomali)
Biyaha daadka ee gaadhay furuudka iyo khudaarta waxay kugu keeni karaan xanuun aad u daran haddii aad cunto Flood water on fruit and vegetables can make you sick. - Somali Somali (Soomali)
Daadku wuxuu Wasakhayn Karaa Ceelkaaga ama Ishaada Biyaha Burqanaya Flooding can contaminate your well or spring - Somali Somali (Soomali)
Hagitaanada Dib Ufurista Goobaha Cunnooyinka iyo Albeergooyinka Kadib Fatahaadaha Guidance for Re-Opening Food & Lodging Establishments After Flooding - Somali Somali (Soomali)
Guryo badqab ah: Kahortag suntan - muuqaal Healthy Homes: Prevent Lead Poisoning - Somali Somali (Soomali)
Help me grow postcard Help me grow postcard - Somali Somali (Soomali)
Ka qeyb qaado caawinaada joojinta faafida Covid-19 - Muuqaal Help Stop the Spread of COVID-19 - Somali Somali (Soomali)
Sida loo isticmaalo Bogga Webseydka ee Waaxda Caafimaadka Vermont - muuqaal How to Navigate the Health Department website - Somali Somali (Soomali)
Qaabka loo Diyaariyo loona Kaydiyo Caanaha Budada ah ee Dhalaanka Kaddib marka Daadku dhaco How to Prepare Infant Formula During an Emergency - Somali Somali (Soomali)
Sida aad ku joogto bad qab caafimaad ilaa inta qabowga jiro - muuqaal How to Stay Healthy Through the Winter - Somali Somali (Soomali)
Sida loo isticmaalo Flowflex ee la isaga baaro COVID-19 - muuqaal How to use a Flow/Flex COVID-19 Test - Somali Somali (Soomali)
Sida Loo Samaynayo Shaybaadhka COVID19 ee Lucira Check It How to Use a Lucira Test - Somali Somali (Soomali)
How to use a QuickVue COVID-19 Test - video How to use a QuickVue COVID-19 Test - Somali Somali (Soomali)
Sida Loo Isticmaalo Daawaynta Degdegga ah ee Badbaadin karta Nolosha Qof - muuqaal How to Use an Emergency Treatment That Can Save Someone's Life - Somali Somali (Soomali)
Sida loo Sameeyo Intrivo On/Go COVID19 Antigen Self-Test How to use an Intrivo On/Go Test - Somali Somali (Soomali)
Sida Loo Samaynayo Is-Shaybaadhka Antigen-ka BinaxNOW COVID-19 How to use the BinaxNOW COVID-19 Antigen Test - Somali Somali (Soomali)
Sida Loo Samaynayo Is-Shaybaadhka Antigen-ka BinaxNOW COVID- Muuqaal9 How to use the BinaxNOW COVID-19 Antigen Test - Somali Somali (Soomali)

Wax badan oo ku saabsan Google Translate

Google Translate wuxuu isticmaalaa barnaamijyo kumbuyuutaro si kuugu turjumo luuqadaha. Ma uu turjumi karo dhammaan xogaha. Turjumaada waxaa laga yaabaa inaysan ahayn mid ka turjumaysa waxa ay ka micnaysan tahay ama sax ahayn.

Ma jiro turjumaad ootomatig ah (oo lagu sameeyo barnaamijyada kombuyuutar) oo sax ah oo looguma talagelin in badasho tarjumayaasha aadanaha. Isticmaalka Google Translate waxaa loo bixiyaa adeeg ahaan isticmaalayaasha websaytka waxaana lagu bixiyaa "sida ay tahay." Ma jiro wax damaanad qaad ah nooc kasta ha ahaadee, ha ahaato mid la cadeeyey ama aan cadayn, oo algu sameeyay saxnaanta, isku halaynta, ama saxnaanta mid kamid ah tarjumadahan laga soo turjumay Ingiriisiga oo loo turjumay luuqad kale. Nuxurka qaarkiis ayaa laga yaabaa inaan si sax ah loo turjumin sababtoo ah xadidnaanta tarjumaada ee softiweerka.

Topics:
Last Updated: